Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guled ayaa maanta xariga ka jaray hanaanka lacag bixinta mideysan...
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken, ayaa si kulul u cambaareeyay weerar Arbacadii Xukuummadda Suuriya ee uu hoggaamiyo Bishaar Al-Asad...
Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa Jimcihii shaacisay in lagu daray labo ka mid ah argagaxisada Al-Shabaab ah liiska Argaggixisada Caalamiga...
Daalibaan waxay qabsadeen magaalada Zaranj ee gobolka Nimruz ee Afgaanistaan, taasoo ka dhigaysa caasimaddii ugu horraysay ee gobol ee ay...
Taliska Daraawiishta Galmudug ayaa sheegay in maanta ay la wareegeen saldhigyo Maleeshiyaadka Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanno dhaca Koonfurta Gobolka Mudug....
Qoraal war-gelin ah oo ka soo baxay guddiga doorashooyinka qaranka ee heer federaal ayaa lagu shaaciyey in Sabtiga berrito ee...
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee Dowlad Goboleedka Galmudug oo baryahaan dambe ku howlaneyd sidii dib loogu howl-gelin lahaa Isbitaalka deegaanka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada qado sharaf ugu sameeyay Xildhibaan Maxamuud Nuur oo ka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye "Qoorqoor" ayaa maanta xarunta Madaxtooyada kulan soo dhaweyn iyo dhiirigelin ah kula yeeshay...
Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan Ururka 5-aad ee guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab ayaa howl-galo qorsheysan oo argagixisada Al-Shabaab looga...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho