Ciidamada Xoogga Dalka, gaar ahaan Ururka 80-aad gurmadka Qeybta 27aad, Ururka 52-aad Gurmadka Qeybta 27-aad, Ururka 41-aad Guutada 5-aad Qeybta ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo xiray Shirka horumarinta Waxbarashada Puntland oo muddo saddex maalmood ah...
Agaasime Ku-xigeenka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Kornayl Cabdifitaax Ibraahim Shaaweeye oo uu kormeerkiisa shaqo ku wehliyey Agaasimaha Waaxda Ajaanibta...
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka mid ah Madaxda ka qeyb qaadaneysa shirka Caalamiga Waxbarashada...
Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal Mudane Maxamed Xasan Maxamed Cirro ayaa bogaadiyay sida wanaagsan ee maanta ku qabsoontay doorashada...
Maanta oo ay tahay taariikhdu 29-July-2021; Guddiga Maamulka Doorashada Heer dowlad Goboleed Koonfur Galbeed ayaa warqad codsi ah u diray...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad gobaleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga,...
Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Puntland mudane Jaamac Faarax Muuse ayaa qalabka ciyaaraha oo dhamaystiran ka guddoomay...
Wejigii koowaad ee doorashada ku raasta Aqalka Sare Soomaaliya oo maanta ka qabsootay Jubbaland ayaa goor dhoweyd soo gaba gabowday,...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...
Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho