Wednesday, October 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Magaalada Dhuusamareeb oo laga daah furay Shirka xiriirinta dadaalada dowladaha hoose ee  Galmudug “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Magaalada Dhuusamareeb oo laga daah furay Shirka xiriirinta dadaalada dowladaha hoose ee  Galmudug “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug ahna kusimaha madaxweynaha Mudane Cali Daahir Ciid ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka daah furay Shirka  xiriirinta dadaalada dowladaha hoose ee dowlad Goboleedka Galmudug.

Shirkan oo ay kasoo qeyb galeen maamulada degmoyinka uu kashaqeeyo mashruuca hormarineed ee JPLG ayaa kala ah degmooyinka Hobyo,Caabudwaaq, Gaalkacyo, Cadaado, Balanballe iyo Dhuusamareeb waxaana soo qaban qaabisay Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib-u-heshiisiinta Galmudug, iyadoo ujeedada shirkan lagu sheegay in ay tahay isku xirka degmooyinka Galmudug  ee dhaqala ahaan soo koraya, si dhowaan loo gaaro isku filnaan maamul oo gaarta heerka ugu hooseeya lana xoojiyo la dagaalanka musuqa si kobaca dhaqaale ee lagaaray usii socdo.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Wasiir Dowlaha Wasaaradda Arrimaha guddaha ahna kusimaha Wasiirka mudane Axmed Xasan Cali “Ahmed Dhere” ayaa furitaanka shirka ka sheegay in Wasaaradd ay dadajinayso dhismaha golayaasha deegaanka ee degmooyinka dhiman, taa oo meel fiican marayso loona baahanyahay in degmoyinku baahiyahooda lasoo wadaagaan si ay Wasaaradda iyo degmoyinku kaga wadashaqeeyaan xalinta caqabadaha haysta degmooyinka si loo helo dowlad hoose oo hormarsan.

Qaar ka mid ah Guddoomiyasha oo kulankan ka qeyb galay oo,iyana hadalka qaatay ayaa tilmaamey faa’iidada kulankan u leeyahay maamulada kala duwan oo ay xuseen in ay halkan ka yeelan doonaan iskaashi dhameystiran.

Ugu dambeyn Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug ahna kusimaha Madaxwaynaha Cali Daahir Ciid ayaa si rasmi ah u furay shirkan,isagoo bogaadiyay u jeediyay abaabulkan ay sameysay Wasaaradda arrimaha guddaha Galmudug.

Previous Post

Pakistan oo xusul duub ugu jirta sidii caalamku u aqoonsan lahaa Taliban

Next Post

Kulan looga hadlayay ka hortagga xaalufinta Dhuxusha oo lagu qabtay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post
Kulan looga hadlayay ka hortagga xaalufinta Dhuxusha oo lagu qabtay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Kulan looga hadlayay ka hortagga xaalufinta Dhuxusha oo lagu qabtay Gaalkacyo "SAWIRRO"

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In