Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay ka hortagga xaalufinta Dhuxusha oo lagu qabtay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay ka hortagga xaalufinta Dhuxusha oo lagu qabtay Gaalkacyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Deegaanka, Isbadalka Cimilada iyo horumarinta reer Miyiga ee dowlad gobaleedka Galmudug oo ay ka qeyb galeen xubno matalayay qeybaha kala duwan ee bulshada Gaalkacyo iyo mas’uuliyiin iyo saraakiil ka tirsan Galmudug ayaa maanta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo.

Kulanka oo ahaa mid looga hadlayay sida looga wada qeyb qaadan karo ka hortagga xaalufinta Dhirta iyo ka ganacsiga Dhuxusha ee xad dhaafka ah ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay ku xigeenka duqa Degmada Gaalkacyo Injineer Maxamed oo sheegay in maamulka Degmadu uu go’aan adag ka qaatay xakameynta ka ganacsiga dhuxusha.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Guddoomiyaha gobalka Mudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye isxal ayaa sheegay in xaalufin badan lagu hayo deegaanka loona baahan yahay in laga wada qeyb qaato ka hortagga xaalufinta deegaanka.

Qaar ka mida xubnihii ka qeyb galay kulanka ayaa balan qaaday in ay ka qeyb qaadan doonaan wacyi gelinta ka hortagga xaalufinta deegaanka.

Ugu dambeyn Agaasimaha Guud ee Wasaaradda deegaanka isbadalka cimilada iyo horumarinta reer miyiga ee dowlad gobaleedka Galmudug Xuseen Axmed Maxamuud ayaa xusay in Wasaaraddu ay wado dadaallo looga maarmi karo isticmaalka dhuxusha.

Previous Post

Magaalada Dhuusamareeb oo laga daah furay Shirka xiriirinta dadaalada dowladaha hoose ee  Galmudug “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo shir guddoominayay kulanka Golaha Wasiirada “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo shir guddoominayay kulanka Golaha Wasiirada “SAWIRRO”

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo shir guddoominayay kulanka Golaha Wasiirada "SAWIRRO"

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In