Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qayb-galay Shir ku saabsan Arrimaha Doorashada Soomaaliya oo ku...
Xiriirka Kubada cagta Soomaaliyeed oo kaah-shanaya Wasaradda dhallinyarada iyo Cayaaraha Galmudug, xiriirka Kubada Cagta Galmudug iyo xiriirada Degmooyinka ayaa maanta...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday QM oo ay hoggaamineysay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka tirsan...
Ciidamada Milatariga dalalkaTurkiga,Azerbaijani iyo Pakistan ayaa markii ugu horeysay dhoolatus wada jir ah qabtay tababarkan ayaa socon doona 12-ka ilaa...
Wafdi balaaran oo uu hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Cabdiweli Cabdulahi Jamac, qeybna ay ka ahaayen Ahmed Hassan Ali siihaya...
Wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Dekeda Muqdisho oo ka mid ah...
Wasaaradda Caafimaadka DGKGS ayaa maanta magaalada Baydhabo ku qabatey kulan looga hadlaayey sidii Bulshada looga baraarujin lahaa in ay qaataa...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa kulan la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobe ee Soomaaliya Amb James Swan...
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdisaciid Muuse Cali oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyaddu uu u magacaabay xilkaas ayaa munaasabad ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay meertada 31-aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Isbeddelka...
Waxaa maanta xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha ka dhacay kulan dhexmaray wafdi ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka ee SoDMA ayaa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ka Baxisay Agabka aan cunnada aheyn (NFIs ) oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha dib loo doortay ee Dowlad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho