Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xiriirka Kubada cagta Soomaaliyeed oo tababar ufurtay garsoorayaal iyo macalimiin “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Xiriirka Kubada cagta Soomaaliyeed oo tababar ufurtay garsoorayaal iyo macalimiin “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xiriirka Kubada cagta Soomaaliyeed oo kaah-shanaya Wasaradda dhallinyarada iyo Cayaaraha Galmudug, xiriirka Kubada Cagta Galmudug iyo xiriirada Degmooyinka ayaa maanta Magaalada Dhuusamareeb tababar sare loogu qaadayo xirfada iyo aqoonta garsoorayaasha iyo macalimiinta uga furay 25-garsoore iyo 12-macalin oo la isaga keenay degmooyinka Galmudug.

Maxamed Nuur Maxamed guddoomiyaha ururka Sports-ka Dhuusamareeb iyo Cabdiraxmaan Geedaqoroow duqa Dhuusamareeb oo ugu horeyn ka waramay daah furka tababarka ayaa u mahad celiyay  dhinacyada kaalinta ka geystay qaban-qaabada iyo qabsoomida howshan.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

Xasan Axmed Shirre, Guddoomiyaha xiriirka kubada Cagta Galmudug iyo Xuseen Maxamud Jimcaale ( Abkow) Lataliyaha xaga arrimaha gobolada ee xiriirka kubada cagta Soomaaliya ayaa iyana dhallinyarada ka faa’ideysanaysa tababarka kula dardaarmay in aqoonta lasiinayo ay dib ugu soo celiyaan degmooyinka ay ka yimaadeen.

Ugu dambeyn Wasiir kuxigeenka wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Galmudug, mahad Cali Cibaar oo tababarka si rasmi ah u furay ayaa rajo badan ka muujiyey in diyaarinta garsoorayaasha iyo macalimiintan ay kordhin doonto hormarada lafilayo in laga gaaro soo saarista ciyarahaano wax tar u leh dalka oo dhan.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble  oo qaabilay wafdi  ka socday QM “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Dani oo maanta ka qayb-galay Shir ku saabsan Arrimaha Doorashooyinka Dalka “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Dani oo maanta ka qayb-galay Shir ku saabsan Arrimaha Doorashooyinka Dalka “SAWIRRO”

Madaxweyne Dani oo maanta ka qayb-galay Shir ku saabsan Arrimaha Doorashooyinka Dalka "SAWIRRO"

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In