Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Hanuuninta dadweynaha ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Saleebaan Maxamed Maxamuud iyo Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Mudane Faarax...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire...
Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal oo uu hogaaminayay Guddoomiye Maxamed Xasan Cirro ayaa maanta qaabilay xubno ka socday xafiiska Qaramada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdiga uu hogaaminayo iyo madaxda hay’adda GPE ayaa shir hadda...
Ilyaas Badal Gabboose ayaa noqday musharixii ugu horeeyay ee qaata shahaaddada musharaxnimada Golaha Aqalka Sare. Diiwaan gelinta musharixiinta doorashada Aqalka...
Wafdiga soo gaaray magaalada Xudur ayaa hogaaminaya Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdinaasir Cabdi...
Danjire Cawaale Cali Kullane oo la kulmay madaxa Jaamacadda Booliska ee dalka shiinaha Ma Jinqi ayaa waxa ay ka wada...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, oo habka fogaan aragga kulan kula yeeshay Guddiga Xaqiijinta Qoondada haweenka ee Goleyaasha...
Tababarka aqoon isweydaarsiga oo muddo saddax maalin ah ka socon doono magaalada Baydhabo Waxaa si wadajir ah u soo qaban...
Guddiga Hirgellinta Doorashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta qalabka Doorashada kala wareegey hay’adda UNSOM xafiiskeeda Baydhabo, kaas oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho