Xubno kamida Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo uu hoggaaminaayo guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dalka mudane Maxamed Xasan Cirro, ayaa...
Ugu yaraan 110 ruux ayaa ku geeriyooday daadad ka dhashay roobab xooggan oo ka da’ay gobalka Maharashtra ee dhaca galbeedka...
Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka, ayaa soo bandhigtey qorshe ah in la abuuro gole degaan oo qaabilsan...
Ciidamo ka tirsan Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, gaar ahaan kuwa howlgallada gaarka ah fuliya ee Duufaan ayaa...
Munaasibadaan oo ay soo qaban qaabisey Madasha Hogaaminta Ileys isla markaana lagu taageerayey ardeydii ugu sareysey imtixaanka shahaadiga ah ee...
Kooxda dowladda Hoose ee Xamar MCC oo galabta iska diiday in 40 sano kadib horyaalka Soomaaliya ku guulaysato kooxda Horseed...
Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedyada Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdirahman Kheire oo ka mid ah wafdiga Madaxweynaha Hirshabeelle oo maal mahaan howla...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka jawaabaya tallaabadii muwaadiniin Soomaaliyeed looga horjoogsaday in ay ka dhoofaan garoonka Aadan Cadde,...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo mas’uuliyiin kale ayaa xarunta Mu’asasada Macalin...
Ciidamada Xoogga iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa ku guuleystay dagaal dhan ka ah maleeshiyaad Al-Shabaab ee ku haray deegaanka Qod-qod...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho