Qoraal maanta ay soo saareen Guddiga maamulka dooraashada Jubbaland ee SEIT ayaa madaxweynaha maamulkaasi Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe)...
Wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee dowladda Soomaaliya ayaa hambalyaysay dhamaan ardayda ka gudubtay Imtixaanka mideysan ee ay qaaday...
Qeybaha kala duwan ee bulshada Magaalada Dhuusamareeb oo isu xilqaamay dhiirigelinta Ciidamada Qaranka ee ku jir furumaha hore ee dagaalka...
Diyaarado dagaal ayaa goor dhow duqeymo ka fuliyay degaano ku yaalla gobolka Mudug oo maalmihii lasoo dhaafay ay ku dagaallameyeen...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa casho sharaf u sameeyay Guddiga Doorashooyinka heer Federaal, isagoo...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa ku qaabilay maanta oo Khamiis ah Gegidda diyaaradaha caalamiga...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo maanta gaaray Koonfurta Gobolka Mudug ayaa caawa ku hoyanaya magaalada Bacaadweyne...
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Galmudug Gaashaanle dhaxe Cabdullaahi Abuukar Xasan oo uu wehliyo xeer ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Qeybta...
Kulan ka tirsan Horyaalka heerka koowaad ee dalka oo ahaa kii ugu dambeeyay ee ay wada cayaarayaan Kooxaha Horseed iyo...
Taliyaha ciidanka Booliska Qaybta guud ee Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Farxaan Maxamuud Qaroole, Taliyaha Booliska Qaybta Waliyoow Cadde Kornayl Yaasiin...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho