Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war qoraal ah ka soo saartay xoolaha lagu qallo xaafadaha xilliyada lagu...
Guddiga doorashada Baarlamaanka Jubaland ee loo magacaabay qabashada doorashada Aqalka sare iyo Guddiga maamulka doorashada heer Dawlad gobolleed ee Jubaland...
Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Jubbaland ku qaabilay Guddiga xalinta qilafaadka arrimaha Gobolka...
Kulankan oo shir guddoominayay guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka,...
Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa kulan la yeeshay Safiirka Dowladda Turkiga Mudane Mehmet Yilmaz, waxaana...
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kulammo goonni goonni ah la yeeshay xubno ka tirsan...
Guddi Wasiiro ah oo ka kooban afar maamul-goboleed yada dalka ka tirsan ayaa maanta u ambabaxay magaaladda Kismaayo si ay...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed iyo Daraawiishta Galmudug ayaa Gudaha u galay Deegaanka Qodqod oo qiyaastii 15 Km u jira Magaalada...
Kulan looga hadlayo xoojinta wada shaqeynta Garsoorka iyo Booliska iyo hirgalinta go'aanada ka soo baxa maxkamadaha ayaa ka furmay magaalada...
Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug waxa uu kulan kula qaatay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho