Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug waxa uu kulan kula qaatay ...
Saacadihii la soo dhaafay ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo culus ka sameeyey xaafado ka tirsan degmada Deyniile ee gobolka...
Kormeerkan oo ku qotomey xoojinta nabadgalyada iyo ogaanshaha baahiyaha bulshadu qabto ee dhinacyada horumarinta adeegyada aas-aasiga ah ee Bulshada ayuu...
Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal iyo Guddi hoosaadka amniga ee Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal oo wada diyaar garow...
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa shir guddoomiyey kulan lagu dar dargelinayay ciidanka booliska Isku-dhafkaa ee...
Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin (Maaxamed Soomaali) oo safar shaqo ku jooga magaalada...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta xarigga ka jaray xabsiga Dhexe ee magaalada Baydhabo,...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland Sheekh Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa magacaabay xubnaha guddiga Baarlamaanka u qaabilsanaan doona qabashada doorashada xubnaha...
Ciidamada Gutada 15aad ee qeybta 21 aad iyo ciidamo ka tirsan Gor Gor ayaa maanta howlgalo lagu lagu baacsanayo kooxaha...
Madaxweynaha Syria Bishaar Al-Asad ayaa markii afaarad maanta loo dhaariyay xilka madaxweynaha dalkaas kadib markii uu codadadkii ugu badnaa ka...
Munaasabad lagu xusayay 66-sano guuradii kasoo wareegtay Xorriyadda iyo Midowgii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Jubba ee dalka Koonfurta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho