Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu horkacayo ayaa la filayaa in maanta ay garaan...
Ciidamada Amaanka Dowlad gobaleedka Puntland ayaa maalintii 3-aad hawlgal lagu cirib tiraayo maleeshiyaad ka tirsan Daacish kawado buuraleyda Calmiskaad ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay Guddiga Doorashooyinka Jubaland isagoo kula dardaarmay...
Tartan kubadda cagta ah oo u dhaxeeyay xaafadaha Degmada Buulo burte ayaa maanta lagu soo gabo gabeeyay garoonka cayaraha Degmada,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay qado Sharaf uu Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan qado sharaf ah la qaatay gudiyada Doorashooyinka heer Dowlad...
Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ee uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga,xukumadda federalka Soomaaliya Xasan Xaaji, ayaa maanta Magaalada Kismaayo kula kulmay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo casho sharaf...
Guddiga Dabagalka Mashaariicda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ee heerka Wasiiro oo uu dhowaan magacaabay Madaxweynaha Hirshabelle ayaa maanta magaalada Beledweyne kula...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho uu ugu kuur-geliyey baahiyaha ciidanka ku tagey Taliska qeybta...
Munaasabad lagu xusayay 66-sano guuradii kasoo wareegtay Xorriyadda iyo Midowgii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Jubba ee dalka Koonfurta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho