Xubno ka mid ah Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo uu hogaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga Mudane Maxamed Xasan Cirro ayaa maanta...
Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Federaal mudane Maxamed Xasan Maxamed Ciro, Guddoomiye ku -igeenka Guddiga iyo xubno kale oo ka...
Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa howlgal qorsheysan waxa ay ka fuliyeen tuulada Jameeco Jiliyaale ee...
Ciidanka boolisku waxa ay ku dileen Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir Dhagarqabe ku hubaysnaa Bastoolad. Dhagarqabahan waxaa dilay Askari uu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa si wadajir ah...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye oo maanta ka qeyb-galay shirkii lixaad ee...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlawe Xuseen oo maalmihii la soo dhaafay safar shaqo ku joogay wadanka Turkiga ayaa...
Ra’iisul Wasaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ee uu wehliyo madaxweynaha jubbaland Mudane Axmed Maxamed Axmed Islaam (Axmed...
Markab qaada konteenarada ayaa dab ku qabsaday mid kamid ah dekadaha ugu mashquulka badan caalamka ee Dubai, gelintii dambe Arbacadii...
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Gobaleedka Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada casho sharaf ugu...
Munaasabad lagu xusayay 66-sano guuradii kasoo wareegtay Xorriyadda iyo Midowgii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Jubba ee dalka Koonfurta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho