Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay wakiilka hay’adda Qoxootiga Adduunka UNHCR ee Soomaaliya Magatte Guisee oo ay ka wada hadleen caawinta Qoxootiga Soomaaliyeed ee dibadda ka soo laabanaya, sidii xal waara loogu heli lahaa dadka dalka gudihiisa ku barakacay iyo caawinta qoxootiga shisheeye ee dalka ku sugan.
Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay
RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...













