Ciidamda ilaalada xeebaha ee dalka Turkiga ayaa soo badbaadiyay 231 qof oo tahriibe kuwaas oo ay dowladda Giriiggu dib usoo...
Madaxweynah dalka Argentine Alberto Fernandez ayaa sheegay in laga helay cudurka safmareenka ah ee karoona Fayras. Madaxweynaha ayaa kusoo qoray...
Eng Sakariye ismaaciil oo u waramay Radio Muqdisho ayaa sheegay in arrinkan uu faa'iidooyin badan u leeyahay Bulshada Soomaaliyeed, intooda...
Wasiirka Warfaafinta X.F.S Cismaan Abokor Dubbe oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa faah-faahin Ka bixiyay Shirkan maanta furmay oo ay...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Odawaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in Ciidamada ay fashiliyeen weerar gaadmo ahaa oo kooxda Khawaarijta ah...
In kasta oo aad loo soo dhaweeyay wada hadalka dib u soo nooleynta heshiiskii nukliyeerka haddana waxaa jira shaki laga...
Maanta oo sabti ah (3-April-2021) ayaa lagu ballansan yahay in uu Muqdisho ka furmo kullan uu ku baaqay Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Ahmed Cabdi Kaariye ayaa maanta gelinka dambe Hotel Jasiira waqti kula qaatay qaar ka mid...
Wasiirka arrimaha dibadda Sacuudi Carabiya Feysal Bin Farxaan Al Sacuud ayaa sheegay in xiriir diblomaasiyadeed oo Israel la yeeshaan uu...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Galmudug Mudane Cabdirisaaq Maxamed Maxamuud (Dhiblaawe) iyo Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa 21-kii Diseembar 2025 fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhan ah khawaarijta, kaas oo ka dhacay...
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan doceed kula yeeshay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta isbitaalka Digfeer ku booqday dadkii...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho