Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Ammaanka Dowlad gobaleedka HirShabeelle ayaa howlgallo Amniga lagu xaqiijinayay ka sameeyay degaano...
Wasiirka waraabka dalka Masar ayaa sheegay in Isniintii uu ka helay ogeysiis rasmi ah dalka Itoobiya, kaas oo ku saabsan...
Diyaarad Ruush laga leeyahay oo ay la socdeen 29 qof ayaa lagu waayay Jasiiradda Kamchatka ee bariga fog ee Ruushka,...
Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa amniga dowlad gobaleedka Galmudug ayaa Howlgal wadajir ah ka sameeyay Koonfurta Gobolka Mudug, kaas oo...
War-saxaafadeed ay si wada jir ah u soo saareen saaxiibada caalamka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay aad u taageersanyihiin...
Isku aadka tartanka koobka Carabta ee da’doodu ka yartahay 17 sano jirada ayaa maanta lagu sameeyay magaalada Qaahira ee dalka...
Agaasimaha Guud ee Wasaraadda Cafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdinaasir Sheekh Muqtaar Ibraahim ayaa faah faahin...
Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre ayaa magaalada Beladweyne ee xarunta Ganacsiga Hirshabeelle kulan kula qaatay saraaskiisha...
Kulankan oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, ayaa ujeedkiisu ahaa sidii looga faa’iideysan lahaa Tamarta Cadceedda ee Soolarka, kaasi oo ay...
Deeqdaan oo dhameyd todobo tan kana kooban qaybha raashinka daruuriga ah oo loogu talagay Bulshada ku nool Gobolka Shabeelada Hoose...
Munaasabad lagu xusayay 66-sano guuradii kasoo wareegtay Xorriyadda iyo Midowgii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Jubba ee dalka Koonfurta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho