Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa soo bandhigay rag ku eedeysan inay dhac ka geysanayeen qaar ka mid ah degmooyinka magaalada...
Sharciga Shirkadaha Ganacsiga Galmudug ayaa maanta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Galmudug waxa ay horgeysay baarlamaanka si loo meel mariyo, waxa...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan Wasiirka Howlaha Guud iyo Duqa magaalada Gaalkacyo ayaa dhagax...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Wakiillada Beesha Caalamka la yeeshay kulan looga hadlay horumarrada laga...
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo ay wehliyaan qaar ka mid ah...
Doorashada Guddoonka Guddiga doorashada Galmudug Soomaaliya ayaa maanta doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen. Musharixiinta xilka Gudoomiyaha waxaa isku soo sharaxay;...
Magaalada Garowe waxaa maanta ka furmay shirka wadatashiga wasaaraddaha caafimaadka Dawladaha xubnaha ka ah dawlada federaalka iyo wasaaradda caafimaadka Xukuumada...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir guddoomiyay shirka golaha amniga heer Dowlad Goboleed. Shirkan ayaa diiradda...
Doorashada guddonka Guddiga maamulaya doorashada koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta oo isniin ah yeeshay kulan ay ku dooranayeen Guddoomiye iyo...
Maamulka Magaalada Dhuusamareeb ayaa ku wareejiyay deeq xoola nool ah Ciidamada Qalabka sida ee Howlgalada kawada Deegaanada hoos taga Magaalada...
Munaasabad lagu xusayay 66-sano guuradii kasoo wareegtay Xorriyadda iyo Midowgii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Jubba ee dalka Koonfurta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho