Magaalada Dhuusamareeb, waxaa ka socota qaban qaabada doorashada lix xubnood oo ka tirsan aqalka sare ee baarlamanka Soomaaliya. Madaxweynaha Galmudug,...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan Nairobi kula qaatay Ganacsatada ayaa ka hadlay xaaladda uu...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 64 xaalado cusub...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Dr. Fowsiya Abikar ayaa mujtamaca Soomaaliyeed kula wadaagtay boogeeda Twitter-ka fariin ku saabsan xaaladda isa soo...
Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay, kulan dib u eegis loogu...
Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo ka qeyb gashay shirweynaha Haweenka Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa ku dhiirrigelisay horumarinta...
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan magaalada Ankara kula yeeshay dhigiisa dalka Turkiga Lütfi...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah ganacstada Soomaaliyeed ee...
Kulankaan ayaa waxaa uu ahaa mid Mamulka iyo saraakiisha Ciidamada ku kala war qaadanayeen sida amniga loo adkeyn karo, maadaamaa...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdigii uu hogaaminayay ee safarka shaqo ku jooga Dalka Kenya ayaa gaaray...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay meertada 31-aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Isbeddelka...
Waxaa maanta xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha ka dhacay kulan dhexmaray wafdi ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka ee SoDMA ayaa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ka Baxisay Agabka aan cunnada aheyn (NFIs ) oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha dib loo doortay ee Dowlad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho