Kabtanka Xulka Qaranka Soomaaliya oo ka hadlay ciyaartii xalay ay la yeesheen Xulka Qaranka Cumaan ayaa dhaleel usoo jeediyey Xiriirka...
Waxaa subaxnimadii hore ee saakay Albaabada loo furay Goobaha codbixinta si looga soo doorto xubnaha baarlamaanka federaalka 10 gobol oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa adkeeyey in awood-siinta ganacsatada Soomaaliyeed iyo xaqiijinta suuqyo heer gobol ah...
Xulalka Cumaan iyo Soomaaliya ayaa caawa dheelay cayaar ka tirsan Fifa Arab Cup oo lagu marti geliyay Dalka Qatar. Kulanka...
Waxaana meelaha laga xusay kamid ah Magaalada Kismaayo ee Caasimadda Kumeel gaarka ah ee Jubaland. Maalinkan oo loo aqoonsaday maalin ...
Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Waajid maanta kulan kula qaatay qaar ka mid ah waxgaradka, isaga oo ka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa wareysi uu siyay Telefishinka Turkiga TRT World waxaa wax laga waydiiyay dhinacyo badan...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya oo maalmahaan kormeer shaqo ku marayey Deegaanno ka tirsan Maamulka...
Wasiirka gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa kormeer shaqo ugu tagay qaar ka mid ah shaqaalaha wasaaradda gaashaandhigga...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster. Kulanka...
RADIO MUQDISHO(NAIROBI):-Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu maamuusayay,sidoo kalena lagu soo dhaweeyay garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir...
RADIO MUDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa xalay hoygiisa ku sameeyay casho-sharaf...
RADIO MUQDISHO:- Ciidanka Booliiska Caasimadda ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane Maxamed Axmed Maxamed, kaas oo ku eedeysan inuu ku...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya ee Canada iyo Mareykanka Danjire Daahir Xasan Cabdi , Wasiirro hore iyo dad caan ah ayaa magaalada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho