Waxaa xalay magaalada Kismayo ee Xarunta kumeel gaarka ah ee Dowlad gobaleedka Jubbada kulan ku yeeshay Xubno ka mid ah...
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa Safaaradda Mareynkanka ee magaalada Muqdisho kula kulmay Madaxa Siyaasadda iyo...
Tababarkan oo socanayey mudo laba maalmood ah loona qabtay Shaqaalaha Wasaaradaha Galmudug gaar ahaan agaasime waaxeedyada si kor loogu qaado...
Madaxweynaha dalka Tunuusiya Kais Siciid ayaa xaley ku dhawaaqay in uu xilkii ka xayuubiyey Raysal Wasaaraha dalkaas, sidoo kalena uu...
Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar ayaa kulan qada Sharaf ah maanta u sameeyay wasiirrada iyo xildhibaanada labada...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshadda xukuumafdda federaalka Soomaaliya Dr. Axmad Xuseen Macalin ayaa maanta gudaamay agab daawo...
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyey guddigii uu maanta Ra’iisul wasaare Rooble u...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo habka fogaan aragga kula shiray madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka, ayaa ku boorriyay in...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Saciid Cabdullahi Calasow ayaa magaalada Muqdisho maanta ka daahfuray kulanka...
Wasiirka arrimaha dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo isaga iyo wafdi uu horkacayo ay shalay soo gaareen magaalada...
RADIO MUQDISHO:-Wafdiga uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha, S/Guuto Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa booqasho ku tagay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
RADIO MUQDISHO:-Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan howlgal qorshaysan oo 4-tii Sebtembar 2026 ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa daahfuray Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Badqabka Rayidka Xilliyada Hawlgallada...
RADIO MUQDISHO:-Dhaqan-gelinta Xeer Wasiir Lr. 0001/26 iyo Habraaca Kumeelgaarka ah ee Maamulka iyo Diiwaangelinta Hay’adaha Dhaqanka iyo Farshaxanka Dalka. Ku:...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho