Wasiir kuxigeenka Caafimaadka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Dr. Axmed Xuseen Macalin Dr. Gurrey oo socdaal shaqo kusoo gaaray Magaalada Garoowe ee...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay dhismaha waddada Xalane ee...
Dowladda Nigeria ayaa sheegtay in lasoo daayay 11 arday oo ka mid ah 100 arday oo lagu afduubtay gobalka Niger...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo, kadib safar shaqo oo uu...
Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay maanta oo isniin in muwadiniinteeda loo ogolaaay inay dhali karaan hadda kadib 3 carruur ah. Bayaan...
Wafdi isugu jiro Masuuliyiin ka kala socda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa soo gaaray magaalada...
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed General Xijaar oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ay u diyaarsanyihiin...
Madaxweynaha Golaha Guud ee Qaramada Midoobe Volkan Bozkir, ayaa cambaareeyay af-genbiga ka dhacay dalka Maali, wuxuuna ku baaqay in dalka...
Dr. Axmed Xuseen Macalin Dr. Gurrey Wasiir kuxigeenka Caafimaadka xukuumada Federaalka oo muddooyinkan kormeer uu ku ogaanayo baahiyaha caafimaad ee...
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa kormeer howleed ku tagay wasaaradda Arrimaha Guddaha Federaalka iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS ayaa ka hadashay caqabadaha ka jira Garoonka Aadan Cadde. Wasiir Maxamed Faarax Nuux ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho