Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo waxaa ay xukuno kala duwan ku riday Rag lagu helay inay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay Guddiga Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Dowlad Goboleedka Jubaland....
Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay Magaalada Washington DC ee magaalo madaxda dalka Maraykanka oo baasaboorrada ka bixinaysa Gobolka Minnesota ee...
Shir ay isugu yimaadeen Golaha Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland oo shir gudoominayey Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa...
Banaanbaxyo rabshado wata ayaa kusii baahaya dalka Koonfur Afrika, kaa oo lagu dalbanaya sii deynta Madaxweynihii hore Jecob Zuma oo...
Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ayaa galabta Garoonka diyaarahada ee Aadan Cadde ku sagootiyey 49-gabhdood...
Guddiga kor joogtayn doona Doorashooyinka Guud ee Soomaaliya ayaa maanta tababar loogu qabtay magaalada Garowe ee xarunta Dowlad Goboleedka Puntland....
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 12ka Luulyo 2021 magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ka...
4 Muwaadin oo Soomaali ah ayaa waxaa lagu dilay magaalada Durban ee Xarunta gobolka Kwazulu Natal oo ah halka ay...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaalya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa u magacaabay Ismaaciil Macalin Muqtaar Orongo Agaasimaha...
Wasiirka Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (M Hon. Mohamed Farah Nouh, ayaa si buuxda uga raalli-galiyey...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa soo noqoshada falalka burcad-badeednimada ee ka dhacaya xeebaha Puntland ee Soomaaliya. Tan...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibrahim Maxamad Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska...
Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa hawlgallo qorshaysan ka sameeyay deegaanka Madax-maroodi ee Gobolka Shabeellaha Hoose, Hawlgalkan ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho