Xubnaha Guddiga Maamulaya kuraasta labada Aqal ee Somaliland ayaa maanta fadhi rasmi ah oo ay yeesheen ku doortay shir guddoon...
Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ka daah furtay shir la isugu keenay Haweenka Caasimadda iyo kuwo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhagax dhigay garoonka kubadda cagta ee Degmada Garbahaarey, kaa soo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa gaaray magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo, halkaas oo si diiran...
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Qeybta 60aad ayaa Maanta Xukun Ku Riday Labo Askari oo horay Dil ka...
Wafdigan uu hoggaaminayo Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka HirShabeelle Yuusuf Axmed Hagar ( Dabageed) uuna qeyb ka yahay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan...
Hay’adda Cunnada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee (FAO) ayaa sheegtay inay kordhisay howlgallada cirka ah ee lagu xakameynayo Ayax farabadan...
Taliyaha Ciidanka Booliska gobolka Banaadir Farxaan Maxamuud Qaroole, ayaa ka badbaaday Qarax loo adeegsaday gaari, kaas oo lagu weeraray kolanyadda...
Dowladda Rwanda ayaa bilowday in Ciidamo gaaraya 1,000 oo askari ay geyso dalka Mozambique si ay ugu qeyb qaataan dagaalka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu horkacayo ayaa la filayaa in maanta ay garaan...
Wasiirka Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (M Hon. Mohamed Farah Nouh, ayaa si buuxda uga raalli-galiyey...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa soo noqoshada falalka burcad-badeednimada ee ka dhacaya xeebaha Puntland ee Soomaaliya. Tan...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibrahim Maxamad Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska...
Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa hawlgallo qorshaysan ka sameeyay deegaanka Madax-maroodi ee Gobolka Shabeellaha Hoose, Hawlgalkan ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho