Booliska gobolka Banaadir ayaa Ex Control Balcad ku toogtay dhagarqabe ku hubeysanaa Qori Ak-47, kaasi oo isku dayay in uu...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya, mudane Isxaaq Xaashi Jimcaale, ayaa maanta kulan kula yeeshay xarunta...
Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay kulan dib-u-eegis loogu sameynayay mashaariicda iyo barnaamijyada...
Waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Garowe shirka Wadatashiga Wasaaradaha caafimaadka Dawladaha xubnaha ka ah dawladda federaalka iyo Wasaaradda caafimaadka...
Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Federaal mudane Maxamed Xasan Maxamed Ciro iyo xubno kale oo ka tirsan Guddiga ayaa maanta...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kormeer shaqo ku tagey dekedda Kismaayo ayaa sheegay in dowladda...
Hay’adda Muslim Aid UK xafiiskeeda Soomaaliya ayaa horaanta todobaadkan Degmada Afgooye ka bilawday qeybinta gar gaar loogu talagalay dadka danyarta...
Ra’iisul Wasaraha xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaminayo ayaa gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel...
Qaraar qabyo ah oo ka soo baxay Dowladda Tunisiya oo ka tirsan Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqaya...
Hay’dda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa uga digtay dowladaha caalamka in ay fududeeyaan xayiraadihii saarnaa Covid19, iyaga oo sheegay in...
Wasiirka Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (M Hon. Mohamed Farah Nouh, ayaa si buuxda uga raalli-galiyey...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa soo noqoshada falalka burcad-badeednimada ee ka dhacaya xeebaha Puntland ee Soomaaliya. Tan...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibrahim Maxamad Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska...
Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa hawlgallo qorshaysan ka sameeyay deegaanka Madax-maroodi ee Gobolka Shabeellaha Hoose, Hawlgalkan ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho