Jeneraal Tsadkan Gebretensae, oo ah hoggaanka Militiriga ee TPLF, ayaa ku dhawaaqay in ay diyaar u yahiin dhaqaqn galinta xabbadjoojin...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa lagu wadaa inuu maanta safar ugu baxo magaalada Kismaayo ee...
Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa sheegay in ciidamada Daraawiishta Galmudug oo kaashanaya ciidamada xoogga dalka ay...
Wasiirka Gadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa ka warbixiyay shir uu uga qeyb-galay...
Doorashada Guddoonka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo ay ku tartamayeen musharixiin gaarayay illaa Afar oo qaarkood xilal ka soo qabtay...
Kulanka Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb...
Taliska Mareykanka ee Qaarada Afrika oo loo yaqaan ( AFRCOM) ayaa Maanta Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ku wareejiyay Gaadiid...
Dad gaaraya Afar ruux oo mid ay tahay haweeney ayaa geeriyooday kadib markii ay ku soo duntay kaawo ay qodayeen...
Magaalada Muqdisho waxaa Maanta oo kulan ku yeeshay xubnaha Guddiga doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ee Maamulka Puntland, iyaga oo Maanta...
Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Ammaanka Dowlad gobaleedka HirShabeelle ayaa howlgallo Amniga lagu xaqiijinayay ka sameeyay degaano...
Wasiirka Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (M Hon. Mohamed Farah Nouh, ayaa si buuxda uga raalli-galiyey...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa soo noqoshada falalka burcad-badeednimada ee ka dhacaya xeebaha Puntland ee Soomaaliya. Tan...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibrahim Maxamad Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska...
Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa hawlgallo qorshaysan ka sameeyay deegaanka Madax-maroodi ee Gobolka Shabeellaha Hoose, Hawlgalkan ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho