Ciiddamada xoogga dalka ayaa xalay degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa ay ka fuliyeen howlgal ka dhan maleeshiyada argagixisado...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaacisay Liiska Xubanaha golaha deegaanka Degmada Bandar Beyle ee Gobalka Bari. Liiska ay...
Guddoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose mudane Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Nuur (Sidii) iyo Guddoomiyaha magaaladda Marka ahna duqa degmadda mudane Cabdulaahi Cali...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha & Tacliinta Sare Mudane Eng. Cabdullaahi Abuukar Xaaji, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarshadda Mudane Maxamed Caabi...
Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Federaal ayaa maantay doortay Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Soomaaliya, kaasi oo loo doortay Maxamed Xasan Cirro oo...
Shirka Qaran ee iskaasshiga arrimaha garsoorka iyo tababarada oo uu manta Muqdisho ka furay Guddoomiyaha Maxkamadda sarre ee dalka, ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay u qeybsanaha UNICEF ee Soomaaliya Mohamed Ag...
Ciidamada xoogga dalka ayaa guul kasoo hooyay dagaal saakay ay la galeen kooxda qawaariijta ah ee Alshabaab. Inta la ogyahay...
Ramla Cali waa feerahanadda Soomaaliya ku meteleysa ciyaaraha Olympics ee Sanadkan 2021-ka ka bilaaban doona dhamaadka bishan July magaalada Tokyo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaarey magaalada Addis Ababa ee...
Wasiirka Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (M Hon. Mohamed Farah Nouh, ayaa si buuxda uga raalli-galiyey...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa soo noqoshada falalka burcad-badeednimada ee ka dhacaya xeebaha Puntland ee Soomaaliya. Tan...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibrahim Maxamad Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska...
Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa hawlgallo qorshaysan ka sameeyay deegaanka Madax-maroodi ee Gobolka Shabeellaha Hoose, Hawlgalkan ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho