Ra'iisul wasaaraha XFS oo maanta kulan la qaatay saaxibadda beesha caalamka ee Soomaaliya Ra’iisul Wasaare Rooble” Waxaan Wakiillada Beesha Caalamka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan...
Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa magaalada Samareeb Guddoomiyay kulanka todobaadlaha ah ee Amniga, waxaana fadhigan...
9 ruux oo ka bogsatay cudurka COVID-19 ayaa laga bixiyay Isbitaalka Martiini, kuwaasi oo helay adeeg caafimaad oo tayo leh....
Wasiirka Amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xundubey Jimcaale oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dowladda ay...
War dhowaan kasoo baxay Ciidan Boliiska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in ay fashiliyeen qarax is-miidaamin ahaa oo la doonayay in...
Marooko oo joojisay duulimaadyada 9 dal si looga hortago faafidda karoona Dowladda Marooko ayaa soo saartay go’aan ku meel gaar...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Amb: Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa warbaahinta Dowladda uga warramay Kulankii gaarka ahaa ee Golaha Ammaanka Qaramada...
Agabkan Caafimaad oo ka kooban ilaa afar Mishiin oo ah kuwa neefta siiya bukaanada ay ku adkaato in ay helaan...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwo deegaanka ayaa maanta jab xooggan gaarsiiyey kooxda Khawaarijta ah, kadib markii ay isku dayeen inay...
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 2nd January, 2026 1- The Federal Republic of Somalia expressed thankfulness...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 2-da Janaayo, 2026 1- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa mahadnaq ballaaran u...
Maamulka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay dood cilmiyeed ku saabsan doorka Qurbo joogta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho