Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay 61 sano guurada Xorriyadda dalkeenna ee...
Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee dalka Pakistan waxa ay ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan gaar ahaan muwaadiniinta...
Munaasabado lagu weyneynayo xuska 1-da Luulyo oo ku beeagn 61- guuradii ka soo wareegtay markii Gobollada Koonfureed ay xornimada ka...
Taliska booliska Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in howlgallo burcad sifeyn ah oo ay ciidanka booliska ka sameeyeen qaar ka...
https://agosomalia.so/so/xayeysiin-fursado-shaqo-xafiiska-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka/
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qabatay kulan farsamo oo lagu dardargalinayo shaqooyinka ka dhaxeeya...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Xildhibaan Cabdifataax Qaasim ayaa tababar ku saabsan illaalinta Xuquuqul Insaanka u soo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Safiirka Dowladda Kenya u fadhiya Soomaaliya Mudane Lucas Tumbo...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan kula qaatay xrunta Wasaaradda Maaliyadda Kristina Svensson oo...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad gobaleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta shir-Guddoomiyay shirka Maamul baahinta Puntland oo ku qabsoomay...
Wasiirka Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (M Hon. Mohamed Farah Nouh, ayaa si buuxda uga raalli-galiyey...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa soo noqoshada falalka burcad-badeednimada ee ka dhacaya xeebaha Puntland ee Soomaaliya. Tan...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibrahim Maxamad Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska...
Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa hawlgallo qorshaysan ka sameeyay deegaanka Madax-maroodi ee Gobolka Shabeellaha Hoose, Hawlgalkan ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho