Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa daahfurtay shir looga hadlayo dib u yagleelidda nidaamka diiwaangelinta madaniga ah ee Muwaadinka....
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan oo maanta shir-guddoomiyey shirkii toddobaadlaha Agaasimeyaasha...
Wafdigii ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kan Hirshabeelle oo Beledweyne u joogay xalinta colaad labo beel oo walaalo ah...
Wafdigan oo uu hoggaaminayay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Axmed Xuseen Macalin Dr. Gurrey oo ay...
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta guddoomiyey kullan muhiim...
Cabdullaahi Cabdiraxmaan Axmed Ismaaciil oo caan kaga ahaa Al-Shabaab Maxamed Carab iyo Maxamed Xuseen Xasan Abuukar ayaa loo haystaa ka...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee arrimaha Doorashooyinka oo uu shir guddoominayo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Wasaare Mudane Maxamed Xuseen...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa ku wareejiyay Wasaaradda Warfaafinta qalab loogu talagalay baahinta barnamijka fogaan darsi kaasi oo...
Dhawaan waxaa ay Bulshada degmada Balanbal Qorshaynayaan Doorashada Guddoomiyaha degmada, kaas oo ku imaanayo nidaamka Dowladaha Hoose kaasi oo loo...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta shir ka yeelan doona arrimaha Soomaaliya – qodobbada ay ka hadli doonaan waxaa...
Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho Mudane Danjire Maxamed Cali Nuur ( Ameriko), ayaa ka qayb galay kulan ay soo Agaasimeen...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa maanta wadahadal dhinaca...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho