Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Faarax Cabdi Diini iyo Xoghayaha guud ee Gobolka Banaadir Mudane Xiireey...
Munaasabadda furitaanka kalfadhiga 48aad Ee Baarlamaanka Puntland waxaa Madaxweynaha kala qeybgalay Madaxweyne Ku-Xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoonka Baarlamaanka...
Heshiis hordhac ah ayaa laga gaaray dagaal-beeleed beryihii dambeeyay ku dhexmarayay labo beelood oo walaalo ah tuulooyin iyo degaanno hoostaga...
Dhagarqabe naftii halige ah ayaa isku qarxiyey afaafka hore ee xiradda Gen Dhaga badan oo ay ka socotay howl lagu...
Qiimaha badeecadaha kala duwan ayaa sare kac xooggan ku yimid ka dib markii uu fataahado sameeyey webiga Shabeelle, dadweynaha ku...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdifataax Qaasim ayaa ka hadlay howlgalada ka dhan ah Argagixisada Al-shabaab ee ka...
Safiirka Soomaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cusmaan (Abuukar Baalle) ayaa Golaha Ammaanka u gudbiyay caddeymo muujinaya duqeymo Diyaaradaha...
Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim oo uu wehliyo Guddoomiye kuc Xigeenka 1aad ee Baarlamaanka...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) ayaa maanta magaalada...
Wasaaradda waxbarshada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare iyo hay'adda CARE International ayaa kala saxiixday mashruuca wax Bar Carruurta oo ay ka...
Wasiirka Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (M Hon. Mohamed Farah Nouh, ayaa si buuxda uga raalli-galiyey...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa soo noqoshada falalka burcad-badeednimada ee ka dhacaya xeebaha Puntland ee Soomaaliya. Tan...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibrahim Maxamad Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska...
Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa hawlgallo qorshaysan ka sameeyay deegaanka Madax-maroodi ee Gobolka Shabeellaha Hoose, Hawlgalkan ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho