Madaxwayne Kuxigeenka Galmudug mudane Cali daahir ciid iyo wasiirka Wasaaradda Deegaanka, Isbadalka Cimilada iyo Horumarinta Reer Miyiga Galmudug Saciid Siyaad...
Kulankaan oo ahaa mid looga hadlayay sii xoojinta wada shaqeynta dhanka adeegyada caafimaadka ee ay u baahan yihiin bulshadu isla...
Ugu yaraan 17 qof oo ay ku jirto gabar shan sano jir ah ayaa la dilay ka dib markii gantaal...
Guddiga Xaqiijinta Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ku dhawaaqay in 34 xubnood laga...
Bayaan ka soo baxay howlaglka Midowga Afrika ee AIMSOM ayaa lagu shaaciyey in AMISOM iyadoo ka jawaabeysa bayaankii ka soo...
Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdixakiin Xasan Ashkir oo ay wehliyaan Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska...
Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in qaraxii is-miidaaninta ahaa ee maanta ka...
Imtixaanka fasalka 8aad ayaa maanta si toosa looga fariistay Afar degmo oo ka tirsan gobolka Bakool, Waajid , Ceelberde iyo...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur ) ayaa booqasho ku tagay xafiiska midowga...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan la qaatay haweenka Soomaaliyeed ee...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Raji dayib Erdoğan, oo hore loogu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho