Ugu yeraan 13 qof ayaa dhimatay daraasiin kalena waa ay dhaawacmeen ka dib weerar arbacadan maanta ah lagu qaaday garoonka...
Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Gobolka Banaadir ahna ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Cabdiqaadir Maxamed Maxamud (Caana Boore) ayaa shir...
Talaalkan oo lagu curiyay gudaha Britain ayaa lagu magacaabaa Oxford / AstraZeneca waxaana sameeyay seynisyahano UK u dhashay oo jooga...
Gunaanadka shirwaynaha ururka Qareenadda Galmudug oo muddo dhowr iyo toban cisho ah ka socday magaaladda Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa...
Kalfadhiga 1aad Kulankiisa 12 ee Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle oo uu Shir Guddoominayey Guddoomiyaha Baarlamanka Hirshabeelle Dr. Cabdixakim Luqmaan xaaji...
Ciidanka Itoobiya ayaa sheegay in ay heleen 13 gantaal oo lagu qariyay baqaar si gaar ah loo leeyahay oo ku...
Wasiirka Awqaafta iyo Diinta ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Saalax Shariif Sayid-Cali ayaa sheegay in Wasaaraddu ay kaalin weyn...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa mudane Maxamed Ibraahim Macallimuu u magacaabay Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya....
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta caafimadka bisha-cas xafiiskeeda Caasimadda Galmudug...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay yeesheen waxay ku ansixiyeen Miisaaniyadda Dowladda ee 2021. Kulanka...
Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay dalal iyo hay’ado caalami ah oo si cad uga soo horjeestay...
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho