Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dawlad Goboleedka Galmudug ayaa tababarka hagaha canshuuraha maxaliga ah u soo xirtay 10...
Barakacayaasha ku nool Kaamka Gargaar ee Xaafadda Xaawo Taako ee degmada Balcad ayaa walaac xoogan ka muujiyay roobka guga oo...
Abuurkan oo ka kooban Galey cad iyo digir gaduud daaweysan tayo dhameystirana leh ayey Wasaaradda Beeraha Soomaaliya oo kaashaneysa shirkadda...
Wasiirada Cadaaladda, Warfaafinta, Ganacsiga, Shaqada iyo Isgaarsiinta ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta booqday isbitaalka Baydhabo oo la dhigay...
Mas’uuliyiinta Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya, sharci yaqaano dhanka beeraha ah iyo qubaro ayaa ka qeyb galay kulanka oo u...
Guddiga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble u xil saaray baarista kiiska dilkii Guddoomiyihii hore ee Degmada Hodan Allaha...
Garoonka diyaaradaha ee magaalada kismaayo ayaa waxaa maanta duulimaad ku timid diyaaradii ugu horaysay ee qaadato taarkada diyaaraddaha ee Soomaaliya...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 3-aad qeybta 27-aad Xoogga Dalka ayaa howlgal Amniga lagu xaaqiijinayay islamarkaasna lagula dagaalamayay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhanbaal hambalyo ah u diray madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee...
Dadka reer cadaado ayaa maanta iskugu soo baxay salaad Alle looga baryaayo in kuleylka uu uga qaado roobna uu siiyo....
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa xaflad abaalmarin iyo maamuus ah u qabtay haldooradii...
Urur-goboleedka Iskaashiga Horumarinta Bariga Afrika (IGAD) ayaa Arbacadii sii xoojiyey dadaallada uu ku taageerayo Soomaaliya sidii loo dardargelin lahaa ansixinta...
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidamada Ammaanka Jubbaland, ayaa waaberigii maanta howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho