Xiiso iyo xamaasad gaar ah ayuu kusoo idlaadey horyeelka heerka 1-aad ee Caasimada Galmudug oo ay sanadkan ku tartameen 11-kooxood,...
In ka badan 7 milyan oo ka mid ah muwaadiniinta Chad ayaa saakay u dareeray goobaha codbixinta si ay u...
Maxaabiis ku xirnaa magaalada Garoowe una xirnaa arrimo la xiriiro burcad badeednimo ayaa maanta lagu soo wareejiyey Wasaaradda Cadaaladda ee...
Dowladda Masar ayaa sheegtay inay heshiis dhanka iskaashiga militerga la saxiixatay dowladda Burundi oo ka mid ah dowladaha ku teedasan...
Dowladda aan walaalaha nahay ee China ayaa maanta oo axad ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ku wareejin doonta 200.000 oo talaalka...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku baaqay in wadahal lagu dhameeyo xiisada ka taagan bariga Ukraine ee gobolka Donbas...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka degmooyinka Gobollada Dalka ee ka qeyb galaya tartan cilmiyeedka Warbaahinta...
Shirkan oo sadaxdii biloodba mar ay qabato Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa looga hadlaa isku xirka iyo qiimeynta xaaladaha adeegyada Caafimaadka...
Wasaaradda arrimaha guddaha, federaalka & dib u heshiisiinta ee dawlad goboleedka Galmudug oo kaashanaysa hay’adda UN-Habitat/JPLG ayaa soo qaban qaabiyey...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta oo Sabti ah kaga guddoomay xafiiskiisa Wasaaradda...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa xaflad abaalmarin iyo maamuus ah u qabtay haldooradii...
Urur-goboleedka Iskaashiga Horumarinta Bariga Afrika (IGAD) ayaa Arbacadii sii xoojiyey dadaallada uu ku taageerayo Soomaaliya sidii loo dardargelin lahaa ansixinta...
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidamada Ammaanka Jubbaland, ayaa waaberigii maanta howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho