إنا لله وإنا إليه راجعون Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddooomiye ku-xigeenka koowaad Mudane Cabdiwali...
Maamulka magaalada dhusamareb ayaa wada qorshe biyaha fariistay Bartamaha magaalada looga saarayo maadaaba caqabad ay ku noqdeen isu socodka gaadiidka...
Wasaaradda caafimaadka dalka India ayaa sheegay in guud ahaan tirada dadka uu haleelay safmarka Covid-19 ay kor dhaaftay in kabadan...
Wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa magaalada dhuusamareeb tababarkan ugu soo gaban gabeysay Dhowr iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay qaar ka mid ah dhakhaatiirta iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Amiirka dowladda Qatar Sheekh Tamim bin Hamad Al-Thani ayaa soo saaray qoraal uu ku soo dhaweynayo dib u soo celinta...
Ra’iisiul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray howsha lagu furayo ciidammada looga qaadayo qaar ka mid ah...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarshada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa Aaladda fogaan aragga (Zoom) kulan...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay dib u soo celisay xiriirkii diblomaasiyadeed ee ay la lahayd dowladda Kenya...
Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu soo gabagabeeyay hawlaha dayactirka iyo...
Muqdisho, 8 Sebtembar 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay Shirka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Raji dayib Erdoğan, oo hore loogu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho