Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda federaalka Soomaaliya Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta...
Boqolaal qoys oo ay kooxda argagaxisada ah ee Alshabaab ku qasabtey in ay isaga tagaan deegaanadii ay ku noolayeen ee...
Guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdirixmaan Cali diiriye Isxal oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in dadka uu soo ritay Covid-19...
Maanta oo Axad, wada hadalo ayaa ka bilaaban doona Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo, oo ku saabsan arrimaha Wabiga Niil,...
Saraakiisha Ciidanka xoogga dalka ee ku sugan deegaanka Awdhiigle ee gobolka Sh.hoose ka tirsan ayaa soo bandhigay meydadka 75 kamid...
Olalahan oo qeyb ka ahaa bur burinta dhismayaasha sharci darada ah oo uu maamulka dagmada Galkacyo ee Galmudug usoo bilaabay...
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa cagta mariyey fariisimo Khawaarijtu ku lahayd deegaano dhanka koonfureed kaga beegan Magaalada Dhuusamareeb. Deegaanada cadawgu gabaadka...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa boogaadiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo guulo ka gaaray weerar fuleynimo ah...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka tacsiyadeeyay Qaraxii caawa ka dhacay...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa cambaareeyay falkii argagixisanimo ee caawa fiidkii uu dhagarqabe ka tirsan...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa xaflad abaalmarin iyo maamuus ah u qabtay haldooradii...
Urur-goboleedka Iskaashiga Horumarinta Bariga Afrika (IGAD) ayaa Arbacadii sii xoojiyey dadaallada uu ku taageerayo Soomaaliya sidii loo dardargelin lahaa ansixinta...
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidamada Ammaanka Jubbaland, ayaa waaberigii maanta howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho