Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa maanta oo Isniin ah kula kulmay xafiiskiisa Wasaaradda...
Magaalooyinka Kidal, Gao iyo Menaka ee dhaca waqooyiga Mali ayaa hal mar lala beegsaday weerar gantaalo ah. Weerarkaan ayaa ahaa...
Ciidanka xoogga dalka ayaa cagta mariyey maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo saakay weerar kusoo qaaday magaalada Bacaadweyn ee gobolka Mudug...
Waxaa Maalintii Afaraad ka socda Magaalada Baydhabo ka Shirweynaha wadatashiga guddoomiyeyaasha gobollada Iyo Degmooyinka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Shirka oo ay...
Galabta waxaa la filayaa inay garoonka Eng.yariisoow ay isku wajahaan ciyaarta kama dambeysta ah ee tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka...
Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha ee xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay xilliga uu furmayo tartanka kubadda cagta...
Masuuliyiin ka tirsan dowladda , madaxda xiriirka kubadda cagta Soomaaliya , Xubno ka socday maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir iyo...
Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka oo Maleeshiyaad Ka tirsan,Al-Ashabaab Ku dilay gobolka Shabeelada hoose,Kadib howlgal qorshaysan oo ay ciidanka xoogga dalka...
Isbitaalka ugu weyn magaalada Mekelle ee xarunta ismaamulka Tigray ee dalka itoobiya ayaa waxaa gabaabsi ka ah daawooyinka iyada isbitaalka ...
Wasiirka Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka Dowladda Federaalka Somalia Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim, iyo wafti isugu jiray xildhibaano, Sarentaro heer Federaal...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwo deegaanka ayaa maanta jab xooggan gaarsiiyey kooxda Khawaarijta ah, kadib markii ay isku dayeen inay...
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 2nd January, 2026 1- The Federal Republic of Somalia expressed thankfulness...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 2-da Janaayo, 2026 1- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa mahadnaq ballaaran u...
Maamulka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay dood cilmiyeed ku saabsan doorka Qurbo joogta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho