Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda ee UK ee Soomaaliya Mrs....
إنا لله وإنا إليه راجعون Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka...
Allaha u naxriistee Xildhibaan Prof Maxamed Cabdi Gaandi oo ahaa Guddoomiyihii Guddiga dib u heshiisiinta iyo hanti isu celinta ee...
Ciidanka Saldhiga Booliska Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ayaa maanta gacanta ku dhigay lacag tiro badan oo sharci darro...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Md. Cumar Maxamuud Maxmed (Cumar-Filish) ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Turkiga ee...
Munaasabadan oo ahayd mid lagu Daahfurayay Tartanka Quraanka Kariimaka ee gabdhaha oo ay taaba gelisay Wasaarada Haweenka iyo Hormarinta Xaquuqda...
Howlgalkaan oo ay wadajir u fulinayaan Booliiska Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug iyo Puntland ayaa ujeedkiisu ahaa xaqiijinta amniga waxaa ay...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa maanta shir Guddomiyay shirkii Amniga Galmudug Kulanka...
Ciidamada booliska dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa gacanta ku dhigay nin bam gacmeed ku tuuray fariisin ciidamada ay ku lahaayeen Warshaddii...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho