Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar, ayaan maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Wasaaradda...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta xilka la wareegay,...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filisha) ayaa ka qeyb galay salaadda janaasada Allaha...
Masuuliyiinta Iiraan, ayaa ku dhawaaqay maanta oo Sabti ah inay aqoonsadeen mid kamid ah tuhmanayashii abaabulay qaraxii xarunta Nukliyeerka Natanz,...
Taliska ciidanka X.D gaar ahaan Guutada 5aad, Q-27aad ee ciidanka Dhulka ayaa hawlgalo Burburin ah ka sameeyey degaanada Baar, jaambayrow,...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Guleed, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dalka Shiinaha, u fadhiya dalkeena Soomaaliya, Danjire Qin...
Ciidamada Israa’iil ayaa sheegay maanta in ay fuliyeen duqeymo cirka ah oo ka dhan ah goobo ku yaallo Marinka Gaza,...
Maxamed Cusmaan Maxamed Xasan, ayaa loo haystaa kamid ahaanshiyaha maleeshiyada Alshabaab oo uu kagabiiray Galgaduud, sanadkii 2013 iyo inuu u...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), ayaa Maanta Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee...
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa ansixiyay in dalka Libya laga hirgeliyo xabbad joojin, isla markaana dalkaas loo direy 60...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho