Xulka kubadda cagta ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa ku guuleystay tartanka Wasaaradaha oo si habsami leh ugu socday...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa si rasmi ah caawa u...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dadka muslimiinta ah, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed bilashada bisha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan iyo dhamaan Ummadda Muslimka ah...
Bismillaaahi Al-raxmaani Alraxiim, Asalaamu Caleykum Waraxmatullaahi Wa barakaatu 1442/9/1 H 2021/4/13 M Munaasibadda bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed, waxaan hambalyo...
Wasiiru dowlaha wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta XFS Maxamuud Macalin Yaxye ayaa ku dhawaaqay in maalinta beri ah ay tahay...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo xuska aas-aaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed kula qaatay Ciidanka Milatariga...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka Todobaadlaha ee Maamulka Gobolka...
Munaasabada oo ka dhacday Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay oo u jeedkeeduna ahaa caleemo saarka Suldaanka cusub ee la doortay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho