Dowlada Ethiopia ayaa sheegtay in weerar hoobiye yaal ah lagu qaaday garoomada diyaaradaha ee magaalooyinka Bahir Dar iyo Gondar Ismaamulka...
Munaasabaddan oo ay ka soo qeyb galeen Wasiirka warfaafinta XFS, agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta,agaasimaha guud ee wasaaradda haweenka,agaasimaha hab-maamuuska...
Xafiiska Dhiirigelinta maalgashiga Soomaaliya ee SOMINVEST, oo ka tirsan Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, ayaa ku biiray Ururka Hay’adaha...
Guddoomiyaha golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa magacaabay guddi KMG ah oo loo igmaday soo...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle mudane, Cali...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle mudane Cabdixakiin Luqmaan ayaa sheegay in afarta sanno ee soo socta ay ka shaqeyn doonaan Hirshabeelle xasiloon...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa qeybaha kala duwan ee bulshada uga mahadceliyay kaalinta ay...
Xildhibaannada golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaruntooda KMG ah ee Villa Hargeysa ku leh kulankoodi caadiga ahaa. Mudanayaasha...
376 qof ayaa 24-saac ee la soo dhaafay UK ugu dhintay cudurka karoonaha Dhimashada maanta waa ay yareed marka loo...
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dib loo dhigay hirgelinta go’aankii hore ee ahaa in qof...
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dib loo dhigay hirgelinta go’aankii hore ee ahaa in qof...
Gobolka Mudug waxaa ka taagan abaar daran oo si weyn u saameysay dadka iyo duunyada ku nool deegaanka. Abaaraha socda...
Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ula wareegtay guddoominta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay bisha Janaayo 2026. Tallaabadan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho