wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxmaed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa la kulmay Imaamka Jaamacadda Al-Azhar...
Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee dhammeystirka Doorashooyinka dalka ayaa maalintii Saddexaad galay, xilli shalay Warbixin looga dhageystay Guddiga farsamada arrimaha...
Wakaaladda Caalamiga ah ee Tamarta Atomiga waxay cusbooneysiisay digniinta Iiraan ee ku aadan mustaqbalka heshiiska Nukliyeerka. Agaasimaha guud ee Hey’adda...
Ra’iisul wasaaraha India Narendra Modi ayaa warqad u direy dhigiisa Pakistaan Cimraan Khaan, isagoo ku sheegay in uu doonayo in...
Raiisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa markii ugu horeysay qiray in xad gudubyo ka dhan ah dadka shacabka ay ka...
Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa gashay khasaarihii uga xumaa kadib, markii ay soo warisay in lacag dhan Sh36.2 bilyan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyeen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda, Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed,...
Hayaddaha Mega Construction Iyo Somali Fast Eight oo ay hor kaceyso Wasaaradda caafimaadka Galmudug ayaa magaalada Cadaado ka bilaabay buufinta...
Wasiirka gaashaandhigga Talyaaniga, Guerrini Lorenzo, ayaa soo gaaray maanta magaalada Muqdisho, waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle ku soo dhaweeyay...
Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirisaaq ayaa dhiggiisa dalka Masar mudane Saamix Shukri...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho