Taliyaha Qaybta 21-aad ee Ciidanka Xooggga Gen Maxamed Cadoow Cali “Sanka” oo ay Wehliyaan Saraakiil Ciidan oo uu ka mid...
Nin hubeysan ayaa dilay 10 qof oo uu ku jiro askari ka tirsan booliiska ka dib markii is rasaaseyn socotay...
Xilligan oo ay socdaan dadaalada, ay si gaar ah u riixayaan Midowga Yurub, si loo soo nooleeyo heshiiskii Nukliyeerka Iiraan,...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafin, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cusmaan Abuukar Dubbe, oo Shir jaraa’id warbaahinta kula hadlay...
6 qofood ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay galbeedka Afghanistan Lix ka mid ah ciidamada booliska Afghanistaan ayaa ku dhintay...
Midowga Yurub ayaa cunaqabateyn saaray 11 sargaal oo lala xiriirinayo iney ka danbeeyeen afgambigii ka dhacay dalka Myanmar bishii Febraayo...
Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa si rasmi ah Magaalada Dhuusamareeb kaga bilaawdey dhismaha Dugsiga umulisooyinka Gobolada Dhexe oo ay wax ka...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug waxaa maanta soo gaaray xubno ka tirsan Xafiiska QM ee Soomaaliya, xubnahan oo isugu jiray...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa heshiis la saxiixday hey’adda maalgashiga iyo ganacsiga ee IFC oo kamid ah Bankiga Adduunka, sida uu sheegay...
Xilli maanta ay ku beegan tahay 22 Maarso oo ah, maalinta biyaha caalamka ayaa wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha Koofur...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho