Ra’isul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa ka hadlay talaabada oo dowladiisu ka wado ismaamulka Tigreega ee waqooyiga Ethiopia. Abiy ayaa...
Waaxda duulista ee Ethiopia ayaa sheegtay in la xiray garoomada diyaaradaha magaalooyinka Mekelle, Shire, Axum iyo Humera. Qoraal kooban oo...
Ciidanka xoogga dalka qeyb-27-aad ayaa howl-gal qorshan oo ka dhan ah maleeshiyaad Al-shaab maanta kawada deegaanka Cada-xaar oo Bulacle ka...
Ciidamada Isbaheysiga ee uu hogaamiyo Sacuudiga ayaa Jimcihii sheegay inay burburiyeen labo diyaaradood oo nuuca Darooniska ah ,isla markaana ay...
Guddoomiye ku xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir Cumar Cali Axmed oo marti ku ahaa kulanka todobaadka ee ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeer ku tagey xerada tababarka Ciidanka ee TurkSom, isagoo ku...
Jaamacada Umada Soomaaliyeed fareecada Puntland ee magaalada Badhan ayaa markii ugu horaysay 239 arday u fariisteen imtixaanka aqbalaada. Ardayda imtixaanka...
Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 5 Nofeembar 2020 soo gabagaboobay banbax howlleed ay yeesheen Golaha Wasiirrada oo soconayey muddo saddex...
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Hirshabeelle Dr Cabdixakiin Luqmaan Xaaji ayaa magacaabay Gudiga Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle Halkan ka akhriso guddiga
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ka qeyb-qaadatay madal loogga hadlaayey sidii maal-gelin dhaqaale looggu heli lahaa...
Magaalada Ankara ayaa lagu qabtay munaasabad lagu saxiixayay hirgelinta heshiiskii iskaashiga (MoU – June 2016) ee u dhexeeyay Wasaaradda Shaqada...
Guddoomiyaha Gobolka Meru Mutuma M'Ethingia iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya ee...
Kulanka Golaha Wasiirrada Boqortooyada Sacuudiga, oo uu shir-guddoominayay Boqor Salmaan bin Cabdulcasiis Aala Sacuud, ayaa si cad u muujiyay in...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey go'aanka Golaha Xukuumadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho