Amiirka Dalka Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad ayaa uga tacsiyeey Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo geerida ku timid Madaxweynihii...
Kulankan oo ah mid lagu eegayo deeqaha la xiriira Biyaha ee Galmudug hesho ayaa magaalada Samareeb uga furmay Wasaaraddaha qaar...
Guddiga ra'isul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble u xil saaray aaska Allah u naxariitee, madaxweynihii hore ee Soomaaliya,...
Wasaaradda caafimaadka Galmudug ayaa wasaaradda caafimaadka XFS iyo hey’adda WHO kala wareegtay agab caafimaad oo isugu jira kuwa looga hor...
Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyley ayaa maanta magaalada Muqdisho kula saxiixday danjiraha Talyaaniga ee Soomaaliya Alberto Vecchi heshiis...
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa ka wadahadlay arrimaha doorashada iyo sidii caqabadaha ka...
Ra’iisal Wasaarahii Ivory Coast Xaamid Bakayoko ayaa u dhintey cudurka kansarka isagoo 56 jir ah. Madaxweynaha dalkaas, Alxasan Ouattara, ayaa...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan Turkiga iyo Russia ayaa dhagaxa dhigay dhismaha warshaddii nugliyeer ee ugu horeysay ee Turkiga...
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida Taliyihii hore ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Janaraal Axmed Jaamac. Madaxweynaha...
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Allaha naxariisto Gen.Axmed Jaamac Muuse...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho