India ayaa si ku meel gaar ah u joojinaysa dhoofinta talaalka coronavirus ee Oxford AstraZeneca, sida laga soo xigtay saraakiil...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay aad uga xun tahay falkii foosha xumaa ee maanta ka dhacay magaalada Dhahar ee Gobolka Sanaag...
Wasiirka kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Soomaaliya iyo xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta si wada jir ah xariga uga...
Wasaaradda caafimaadka Puntland xafiiskeeda Gobolka Barri ayaa maanta lagu soo gabgabeeyay tababarka tababarayaasha shaqaalaha mamulka caafimaadka ee heer degmo. Waxaana...
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federalka Soomaaliya, Mudane Cismaan Abokar Dubbe, ayaa ku adkeeyey danjireyaasha ka howl-gala dalkeenna ilaalinta madaxbannaanida iyo qarannimada...
In ka badan 36 askari oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka gaar ahaan qeybaha 21 aad iyo 27 aad ayaa...
Wasiirka amniga gudaha Koofur Galbeed, Isaaq Cali Subag, ayaa maanta shir guddoomiyaha kulan isbuucle ah oo Baydhabo lagu qabtay, kaas...
Wararka ka imaanaya degmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidanka dowladda ee halkaas ku sugan uu isku soo...
Wasiir ku xigeenka warfaafinta Soomaaliya, C/raxmaan Yuusuf Cumar, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya heshiis la gaartay wasiir Cabdirashiid Xasan Cabdinuur...
Madaxweynaha Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ku qaabilay xafiiskiisa wasiirka arrimaha dibadda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya mudane Feysal bin...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay meertada 31-aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Isbeddelka...
Waxaa maanta xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha ka dhacay kulan dhexmaray wafdi ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka ee SoDMA ayaa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ka Baxisay Agabka aan cunnada aheyn (NFIs ) oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha dib loo doortay ee Dowlad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho