Tababarkaan oo ay soo agaasintay hay'adda dimuquraadiyada iyo doorashooyinka Afrika ee Eisa ayaa maanta jimco waxa ay tababar ku saabsan...
Guddoomiye ku- xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi gelinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa ka qeyb gashay...
Kulankan lagu taageerayay Golaha Wasiirada dhowaan ee uu soo magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa...
Kulan wadatashi oo ku saabsanaa abuurista Xarun Macluumaad (Resource Centre) ee Arrimaha Dhab u heshiinta iyo Federaalka ayaa maanta magaalada...
Wasiirka magacaaban ee maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirahmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kormeer ku tagay Dekedda Magaalada muqdisho oo...
Qeybta 3-aad ee duubabka dhaqanka Hirshabeelle kana qeyb-qaadanaya soo xulista Baarlamaanka 2-aad Hirshabeelle ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta...
Dowlada jarmalka ayaa ugu deeqday hay’adda UNICEF lacag loogu talo galay in wax lagaga qabto horumarinta caafimaadka iyo la dagaalanka ...
27 xubnood ee golaha deegaanka dagmada galkacyo ayaa maanta loo dhaariyay xilka loo doortay iyadoo ay goob joog ka ahaayeen...
Kaddib markii maalmihii la soo dhaafay ay soo if baxeen warar been abuur ah oo lagu faafiyey baraha bulshada qaar,...
Ra'iisul Wasaare ku xigeenka magacaaban, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo Marwada kowaad ee Dalka Marwo Seynab Cabdi Macalin ayaa...
Howlgal culus oo saacadihii la soo dhaafay Ciidamada Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ka fuliyeen nawaaxiga deegaanka Buulo-Xaaji ee...
Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee golaha Aqalka Sare ee BJFS Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ...
Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabduullaahi Cali Xersi (Timacadde), oo ay wehliyaan Wasiirada...
Waxaa magaalada Moqdisho ku soo gabagaboobay, Shirka Ka-Jawaabista Abaaraha iyo Amni-Darrada Cuntada dalka kadib dood iyo xog is-weydaarsi miro-dhal ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho