Allaha u naxariistee Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble ayaa maanta lagu aasay qabuuraha Daaro Ugaas oo ku yaala duleedka...
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa sheegay in falkii xalay lagu bur buriyay Iskuulka Hooyga Xamar...
Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo dhaweysay heshiishka dhexmaray Dowladda Federaalka ah iyo Midowga Murashaxiinta ee ka dhacay magaalada Muqdisho. Bayaanka...
War saxaafadeed ka soo baxay Puntland ayaa lagu soo dhaweynaysay heshiishka ay wada gareen Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo...
Midowga Yurub iyo dowalda Jarmalka oo is kaashanaya ayaa gaadiid ugu deeqay guddiga doorashooyinka itoobiya ee magacooda loo soo gaabiyo...
Muqdisho, Febaraayo 26, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo Midowga...
Wasiirka caafimaadka iyo daryeelka Bulshada xukumadda federaalka Soomaaliya Dr,s Fowyso Abiikar Nuur oo marti ku aheyd barnaamijka kulanka todobaadka ee...
Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Nicolas Berlanga ayaa soo dhaweeyay heshiiska xukuumadda Soomaaliya iyo Midowga Murashaxiinta ay ku wada gaareen...
Tan iyo markii xalay magaalada Muqdisho heshiis ku wada gaareen xukuumadda Soomaaliya iyo Midowga Murashaxiinta madaxtinimada dalka ayaa waxaa isa...
War qoraal ah oo ka soo baxay Urur Goboleedka IGAD ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay heshiiskii xalay magaalada Muqdisho...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho