Maxkamadda sare ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa fursado shaqo u soo bandhigtay bulshada Soomaaliyeed, kuwaasi oo ka kooban ilaa iyo...
Booliiska magaalada Guriceel ayaa Gacanta ku dhigay Hibo Maxamed Xasan oo shalay laga soo afduubay magaalada Mogdisho. Hibo ayaa sheegtay...
Ciidanka xoogga dalka Soomaliya ayaa maanta howlgallo ka dhan kooxda Argagixisada Alshabaab ka bilaabay wadada u dhaxeeysa degmooyinka Buulabarde iyo...
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye 'Qoorqoor' ayaa Md Cusmaan Macallin Xasan loogu magacaabay Agaasimaha...
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) Taliyaha qeyb-ta guud ee gobolka banaadir taliyaha ciidamada sida gaar...
Fatahaada wabiga Shabeelle ayaa saameeysay tuulooyin ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose waxaana go'ay wadada xiriirisa Muqdisho iyo Baydhabo iyadoo biyaha...
Madaxweynaha Algeria Abdelmadjid Tebboune ayaa qaabilay Faarax Sheikh Cabdulqaadir Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha ahna Wasiirka Waxbarashada XFS, kaasoo farriin...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta kormeer ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo...
RADIO MUQDISHO(LAASCAANOOD):-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux, ayaa maanta kormeer shaqo ku...
RADIO MUQDISHO(JUBBADA DHEXE):-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya Saaxiibada caalamka ayaa saacadihii lasoo dhaafay ku hawlanaa, fulinta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho