Militiriga India iyo Pakistan ayaa Khamiistan maanta ku heshiiyay in ay joojiyaan rasaasta ay isku waydaarsanayaan xuduudda gobolka lagu muransan...
15 qof oo isugu jira horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan argagaxisada Alshabaab ayaa lagu dilay duqeyn dhanka cirka ah oo...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa ay war-saxaafadeedkan ku cadeyneysaa in adeegyadii Waxbarashada la sii...
Dooni sidey 164 qoys oo ka soo qaxay Colaadaha ka aloosan Dalka Yeman ayaa ku soo xiratay Dekedda magaalad Boosaaso,...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 105...
Ciidanka Uganda ee qeybta ka ah howlgalka Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa dayactir xoog leh ka wada garoonka...
Ra'iisul wasaaraha XFS oo maanta kulan la qaatay saaxibadda beesha caalamka ee Soomaaliya Ra’iisul Wasaare Rooble” Waxaan Wakiillada Beesha Caalamka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan...
Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa magaalada Samareeb Guddoomiyay kulanka todobaadlaha ah ee Amniga, waxaana fadhigan...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho